Daawo: Maamulka Puntland oo Ciidamo ku Soo Daabulay Deegaanka Boorame ee Gudaha Somaliland
Daawo: Maamulka Puntland oo Ciidamo ku Soo Daabulay Deegaanka Boorame ee Gudaha Somaliland ,Taasoo ay Dawlada Somaliland Ciidamadeeda Heegan Galisay. Waxaana laga Dareemayaa Xiisad Dagaal Deegaanka Boocame oo dhanka Koonfureed ka Xiga Caasimada Gobolka Sool ee Laascaanood




