Wararkii U Danbeeyay Ee Xaaladda Ceel Afweyn, Ciidamo La Kala Dhex Dhigay

Waxa Degan Xaaladda Guud ee Degmadda Ceel Afweyn ee gobolka sanaag, ka dib markii uu Halkaasi dagaal ku dhex maray laba beelood oo wada dega Deegaankaasi.

Dagaalkan ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana iska soo dabo dhacayay baaqyadda nabadeed ee loo jeedinayo dadka ku dagaalamayay deegaankaasi.

In kasta oo ay dhawr jeer oo hore labadan beelood diriri halkaasi ku dhex martay, hadana waxa uu dagaalkan u danbeeyay ahaa mid si weyn u wada taabtay shacabka soomaaliland ee deegaanada ka durugsan halkan uu dagaalku ka dhacay, maadaama hore loo soo afjaray colaadaasi, ergooyin kala duwanina ay ka odoyeeyeeyn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker