Dhegayso : RW Ku Xigeenka Somalia Mahdi Guuleed oo sheegay inay Doorasho qof iyo cod ahi Dalka Ka Qabsoomayso
Hoggaamiyayaasha dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku Celiyey inay doonayaan in Doorasho qof-iyo-cod ah inay ka dhacdo dalka Sannad kadib.
Hadalkan waxaa maanta Muqdisho ka sheegay Ra’iisul ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, oo intaas ku daray in tani ay tahay “wax ay shacabka Soomaaliyeed ka sugayaan madaxda dowladda.”
Baarlamanka Soomaaliya oo aan weli go’aan kama gaadhiin nooca doorashado ee Dalka Ka Qabsoomaysa , waxaana jirta in qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ay sheegeen in xilligan aysan dhici karin doorasho noocaan ah.
Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo:




