Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sharraxay Qodobbada lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Weftiga Beesha Caalamka
Hargeysa (OWN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa Sharraxaad ka bixiyey Qodobbada lagaga Hadlay Kulan maanta gelinkii dambe Dhexmaray Weftiga ka socda Beesha Caalamka oo dalka u yimi khilaaf Xisbiyada iyo Arrimaha Doorashooyinka.
Muuqaalka Hoose ka daawo hadalka Wasiirka




