Daawo: War kasoo Baxay Gudidii Dhex dhexaadinta Axsaabta Somaliland
magaalada Hargaysa; Guddidii dhexdhexaadinta xisbiyada iyo xukuumadda, ayaa imika ka hadlay go’aamo ay Soo. jeedin ah oo ay soo saareen kuwaas oo kala ahaa:
1. In la kala diro kominshankii Cusbaa ee Doorashooyinka Qaranka.
2. In la soo celiyo Kominshankii hore .
3. Xisbiyada Mucaaridku inay joojiyaan ficil iyo hadal kasta oo Nabadgalyada wax yeelaya.
Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan hoose ka Daawo:




