Garsoorka Somaliland oo Guda-galay Xukunka Xubnihii Laayay Saraakiishii Gar-Adag

War hadda ka soo gaadhaya  xabsiga dhexe ee magaalada Mandheera ayaa sheegaya in la xukamay ragii ka danbeeyey dilkii loo gaystay labbo sarkaal oo ka tirsanaa ciidanka Somaliland oo ka soo jeeday gobolka Awdal.

 

Tiradda dadka la xakumay ayaa dhanaa labaatan iyo saddex qof oo toban iyo saddex ka mid ahi ay baxsad yihiin,

 

waxaana dil lagu xukumay labaatan iyo hal qof oo kala ah siddeed qof oo jeelka ku jira iyo toban iyo saddexda baxsadka ah,

 

halka hal askarina lagu xukumay sannad iyo badh aan tirada dadka dilka ku eedaysan ku jirin balse goob joog ahaa, labbo qofna waxay dib u heleen xoriyaddoodii.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker