Ciidamadii Hirshabeele oo Baledweyne laga Saaray

Dagaal xooggan oo saacado badan qaatay ayaa illaa xalay ka socday magaalada Beledweyne ayaa goor dhawayd istaagay kadib markii ciidanka Hirshabeelle si awooda looga saaray guud ahaan magaalada Beledweyne halkaas oo ay la wareegeen maamulka la baxay Hiiraan State oo haatan gacanta ku haya guud ahaan xarumaha kala duwan ee maamulka gobolka iyo kan degmada Baledweyne.

Dagaalkaan ayaa ahaa kii ugu cuslaa uguna waqtiga dheeraa ee Baledweyne ku dhexmara labadaan maamul ee isku haysta gacan ku heynta Baledweyne.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker