Xisbiga Waddani Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saarey Dib U Dhaca Doorashooyinka.

Hargaysa-(OWN)-Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay go,aan xisbi ka soo saaren dib u dhaca doorashooyinka iyaga oo sheegay inay aad uga xun yahiin dib u dhacaas , isla markaana  waxaa ay dib u dhaca doorashooyinka ku sifeyeen  mid  astaan u noqotey xukuumadihii kala danbeeyey

War Saxaafeedeedkan oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu u dhignaa sidatan.

No automatic alt text available.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker