Hadii aad ku Sugan tahay Sweden ha Moogaan Bandhiga Buugga (Dulqaad Waa darajo Dedaalna Waa Guul ) ee Ay Soo Bandhigeyso Ms Roda Xasan Axada 08-12-2019 Stockholm

Asc dhamaan umada soomaliyeed ee ku nool Stockholm iyo nawaxigeeda waxan si sharaf leh idiinka codsanaynaa inaad nagala soo qayb gashaan bandhiga buuga DULQAAD WAA DARAJO DADAALNA WAA GUUL.waxan rajaynayaa Inaan habeenka wakhti fiican Wada qaadan doono Insha allah waxan si ixtiraam leh dumarka uga codsanaynaa inaad habeenka is mug leh uga soo qayb gashaan bandhiga buuga si dumar badan oo Wax qori kara dhiirigalin ugu noqoto.Waxan aad ugu mahadanaqayaa uruurka soo qabanqabiyay isku iman shaheena iyo kulankeena ( Somali Nordic Culture) waxan rajaynayaa inaad si fiican uga soo qayb gali doontaan ina soo dhawayn doontaan sidaa iyo is arag xiiso leh. (Balanteenu waa maalinta Axada 08-12-2019) & Tensta Träff)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker