Mareykanka oo caddeeyay maqaamka uu ku qaabilayo Muuse Biixi

Waaxda Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa soo dhaweysay booqashada madaxweynaha Somaliland uu ku tagey halkaas.

Mareykanka wuxuu sheegay in Somaliland ay kala shaqeynayaan xoojinta xidhiidhka balse wuxuu ku xiray shuruudda ah in uu ku qaabilyo ‘xeyndaabka siyaasadeed’ ee ka yaallo Soomaaliya.

“Waxaan soo dhaweyneyaan maanta fursadda aan kula kulmeyno Muuse Biixi si looga hadlo xoojinta wadasheynta Mareykanka ee Somaliland iyadoo aan ku qabileyno xeyndaabka siyaasadeed ee nooga yaallo Soomaaliya”.

Madaxwaynaha  Somaliland ayaa waxa uu xalay jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Waxaana khudbadda soo qabanqaabiyay machadka The heritage Foundation ee dalka Mareykanka, wuxuu si wayn uga warbixiyay maraxaldihii ay Somaliland soo martay iyo caqabadihii ay ka soo gudubtay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker