Dawladda Shiinaha oo Dhisaysa Dekedda Eyl ee Gobolka Nugaal

 

Maamulka Puntland ee Soomaaliya iyo Shirkadda CCECC ee dalka Shiinaha ayaa shalay kala saxiixday heshiis ay shirkaddaasi ku dhisi doonto dekedda Eyl iyo mashaariic kale.

Heshiiskan ayaa yimid kaddib safar uu Shiinaha ku marayo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni.

Warbixintaan waxaa Boosaaso kasoo dirtay, Faduma Yasin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker