Murrashax Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Hogaaminaya Liiska Murrashaxiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool
Liiska Murrashaxiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool, Liiskan ayaa waxa hoggaaminaya Murrashax Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo hore u shaaciyey inuu u tartami doono Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland.
Halkan hoose ka akhriso