Guddoomiyaha Golaha Shacbka Somaliya ayaa la kumay Saraakiisha Ciidamada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida.

“Shirkaan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga doorashada dalka. Saraakiisha ciidanka ayaa looga digay in aysan ku milmin siyaasadda, amniga doorashadana ay kaga amar qaataan Gudoomiyaha Golaha Shacabka inta lagu jiro marxaladda kala guurka, illaa uu dalka ka yeelanayo Madaxweyne,” ayaa lagu yiri qoraal uu xafiiska Guddoomiyaha ka soo baxay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker