Somaliland Oo Dhiirigeliyey Kooxdii Kubada Cagta Somalia

Waxa nasoo gaadhaya warar sheegaya in ciyaartii Zimbabwe iyo Somalia ee ka dhacday wadanka Jabuuti ay ka qaybgaleen wafdigii Somaliland ee uu hogaminayey AL-Xaaji Muuse Biixi lana arkayey Macaali wasiir Faratoon oo calankii Somalia sidii tabeeba u xidhan calankii Somaliland na gacanta ku sita iyo Jaallle Muuse Biixi oo maaliyadii Qaasim J.K wata Duqeyda waa ” Vecchio ragazzi della Mogadishu” waa I raggazi della benadir violenta lafahii hore waa ciyaal banadirkii hore.

Markay soo galeen garoonka qiiradii dhacday kadib iyadoo Somalia lagu jiifo ayey xamasadi gashay kooxdii Somalia deg deg waxa u dhashay gool la yaab leh halkaana guushu Somalia ayey ku raacdayoo iminkana qarka u saraan inay ka qayb gasho koobka aduunka adigu guushaa Jabuuti ruuxiyan Somaliland ayaa soo hooysay hadii Somalia guuleystay waynu wada guuleysanay waana hawshii ugu fiicneyd ee wafdigu qabtay intay jogeen Jabuuti iyakoo markii layidhi yaa maali jirayeey bakooradaha kor u qaaday marka laga tago inay ku mashquulsan yihiin soo celinta internet-ka la gooyey waa hawshii ugu fiicneyd ee ay qabtaan.

https://youtu.be/hISuDIoOiSo

Source : Somaliland Patriots

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker