” Hoggaamiyeyaasha Caalamku Haku Dhawaaqaan Xaalad cimilo oo degdeg ah.”

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa hoggaamiyeyaasha adduunka ugu baaqay inay dalalkooda kaga dhawaaqaan xaalad cimilo oo degdeg ah.sidaasiayuu xoghayahu ka sheegay khudbadii furitaanka shirkii cimilada ee Sabtidii furmay. Sannad-guuradii shanaad ee Heshiiskii Paris ee 2015, in ka badan 70 hoggaamiyeyaasha adduunka ah ayaa lagu wadaa inay ka hadlaan kulanka hal-maalin ee hal-abuurka ah iyadoo dalalka loogu baaqayo inay tallaabooyin adag oo ku saabsan heerka cimilada sii kululaanaysa ee adduunka inay qaadaan.

Halkan hoose Ka Daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker