Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyey Kor U Kac Ku Yimid Qiimaha Shilinka Somaliland

Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibrahim Baqdaadi ayaa ka warbixiyey kor u kac ku yimid qiimaha Shilling-ka Somaliland, iyadoo Hoos U Dhac Ku Yimid Qiimaha Sarifka Lacagta Dollar ,islamarkaasna sheegay in La Iswaafajiyo Maciishada Iyo Sarifka Suuqa .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker