Aqoonyahan Cabdishakur Siciid Cabdi Oo Soo Jeediyey Qaabkii Xal Loogu Heli Lahaa Deegaanka Ceel-afweyn
Yaase ka dambeeya collaada ceel afweyn?
” Dagaalka Ceelafwayn Waxa Ka Dabeeya Siyaasiyiinta Iyo Qorbajogta Deegaanasi,Waxayna Ku Bixiyaan Kharash Iyo Hubb” Aqoonyahan Cabdishakuur Siciid Cabdi.
Aqoonyahan Cabdishakur Siciid Cabdi Oo Soo Jeediyey Sidii Xal loogu Heli Lahaa deegaanka Ceel-afweyn , halkan hoose ka daawo