Daawo :-  Waxaan Ahay Somaliland Laakiin Waxaan Ka Dagaalamay Cadallad Daro”Kornayl Caare” 

Qardho(OWN)Taliye caare oo dhowaan ka goostay ciidanka somaliland ayaa ka hadlay xaflad lagu sinayey saldhiga ciidankiisu ku yeelanayo magaalada qaradho ee xarunta gobolka karkaar waxan taliye caare sheegay in uu weli yahay somalilander isla markaana ka dagaalamayo cadallad daro ka jirta somaliland waa sida uu sheegay e,Taaliye caare ayaa ku baaqay dagaal isagoo sheegay in ay gobolada somaliland oo dhan ka bilaabayso dagaal

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker