Dhegayso: Qaxooti Soomaaliyeed oo si Khasab ah Lagaga Saaray Xerada UNHCR ee Magaalada Tripoli

Hay’adda qarxootiga ee UNHCR ayaa wadda dadaalo ay dadka qaxootiga ah kaga daadgureyneyso magaalada Tripoli ee dalka Libaya oo ay wali ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.

Hase ahaatee waxaa dhinaca kale jira dad Soomaali ah oo cabsi ka qaba in ay dhibaato ka soo Gaadho dagaaladaasi, ka dib markii sida ay sheegeen ay UNHCR ku amartay inay ka baxaan xarunteeda, iyadoo qaar kalana si khasab ah uga saartay xarunta.

Dhageyso Xuseen Xasan Cali oo ka mid ah Soomaalida ku jira xerada UNHCR ee magaalada Tripoli oo ka sheekeynaya xaaladda ay ku sugan yihiin Soomaalida qaxootiga ku ah Tripoli.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker