Gudoomiyaha degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad-madheedh Ayaa ka falceliyey xeerkii ay ansaxiyeen golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaliland .

Waxa aan u arkaa xeerkaas ay ansaxiyeen Golaha Baarlamaanku mid cadaalad daro ah oo aan waxba soo kor dhinaynin inuu uga sii daro tabashooyinkii hore ee gobalada iyo degmooyinka dalka qaar tabaneen mooyee. Xeerkaas hadii aannay Golaha Guurtida iyo Madaxweynu aanay maaraaynin dhibtiisa ayaa uu leeyey. Anaga ka gudoomiya ahaan degmadayda wuu saamaynayaa oo marka degmo aad ka dad badantahay kana dul weyntahay loo aqoon sado( A ama B ama C ) dee dhibteeda ayey leedahay oo waa cadaalad daro, markaas waxa aan leeyahay Golaha Baarlamaanku dib hayskugu nodaan oo dalka ayey buuq ku abuurin.

 

 

Wabillaahi Towfii
Gudoomiyaha Degmada Xaaji Saalax
Mudane :Cali Muuse Faarax

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker