Daawo: Xukuumada Somaliland iyo Maamulka Tv-yada Madaxa Banaan oo o Heshiis kala Saxiixday
Daawo: Xukuumada Somaliland iyo Maamulka Tv-yada Madaxa Banaan oo o Heshiis kala Saxiixday.Heshiiskaas oo ay ku kala saxeexdeen Gudaha Magaalada Hargaysa ayaa Waxaa ka mid ahaa Qodobka ugu Muhiimsan in Ay labada dhinacba Raacaan Xeerka Saxaafada
Heshiiskaas oo faahfaahsan ka daawo Halkan hoose.




