Daawo: Masuuliyiinta Kala duwan ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee Ucid oo Taageero Isla Barbar Taagay Gudoomiyahooda Eedayntii Jabouti ka dib

Waxaa arrinkaa Taageerada ah si Gaara u Hogaaminayay isla markaana Warbaahinta La hadlay . Xoghaya Arrimaha Gudaha ee Xisbigaasi mudan Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.