Maxaa ka Jira In Sheekh Aadan Sunne Uu Ku Biiray Al Shabaab ?

Idaacadda BBC-da ayaa sheegtay in Sheekh Aadan Sunne ku biiray ururka Alshabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya.

Sheekha ayaa Somaliland isaga iyo qoyskiisu ka guureen todobaado ka hor.

Aadan Sunne ayaa waxaa marar kala duwan lagu xidhay Somaliland

 

https://www.youtube.com/watch?v=llBistdCd5g&ab_channel=SagalNews

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker