Daawo:- Diwaan Galinta Xubinimada Xisbiga Waddani Oo Boorama Laga Daah Furay.

Boorama-(OWN)-Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani ayaa Magaalada Boorama Ka Bilaabay Isdiiwaan Galinta Xubinimada Xisbiga Waddani Hoghaya Guud Ee Xisbiga Waddani Khadar Xussen Cabdi Ayaa isagu Daah Furay Munaasibadan oo Kulmisay Qaybo Badan oo Bulshada Magaalada Boorama ah Waa Markii ugu horaysay ee Barnaamij Noocana Laga Sameeyo Deegaanada Somaliland……………………. Halkan ka Daawo Muuqaalka ………………..

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker