Dawladda Israaiil oo duqaymo horleh ka fulisay Magaalada Baytu laxam oo u dhaw Qaza

Diyaarada Israaiil ayaa duqaymo ku fuliyay qaybo ka mid dhulka loo yaqaano daanta galbeed gaar ahaanna baytul laxam .

israaiil ayaa sheegtay in duqaymahani ay jawaab u yihiin madaafiic lagaga soo tuuray meel ka mida magaalada Qaza.

Raiisul wasaaraha Israaiil ayay khasab ku noqotay inuu iskaga cararo magaalada ashdod oo ee gudaha Israaiil halkaas oo uu ka waday ololihiisa Doorashada ee uu rabo in dib loogu doortay hoggaanka israaiil

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker