Daawo: Kalfadhigii Golaha Guurtida Somaliland oo U Baaqday Sababo aan La fasilin

Kalfadhigii Golaha Guurtida Somaliland  ee Mudanayaasha Golaha Guurtida aa  Maanta lagu balansanaa inuu furmi lahaa  kalfadhigii 70aad ee Golahaasi ayaa baaqday.

Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Cabdinaasir Aadan Beegsi oo shalay sheegay  in lagaga hadli doono Kalfadhiga 70aad ee Golaha Guurtida xeerar muhiima oo hor yaala Golaha Guurtida waxaana uu intaasi ku daray in kalfadhigan lagu darsi doono arimo khuseeya xaalada guud ee dalka iyo arimo qaranka u muhiima.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker