Daawo: Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Cayimay Wakhtiga uu Qabsanayo Shirwaynahiisa 4aad

Daawo: Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Cayimay Wakhtiga uu Qabsanayo Shirwaynahiisa 4aad

Waxaa Sidaasi Cadeeyay Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Ahmed Cabdi dheere Waxaanuu Sheegay inay Fadhiisteen Gudida Fulinta Ee Xisbi Xaakimka Kulmiye Isla markaana ay Iclaamiyeen Wakhtiga Rasmiga Ah .waxaanuu ku Dhawaaqay Xubnaha Gudida Fulinta oo ka Kooban 14 Qof.

Hadaba Warkaasi Oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker