Daawo:-“ Madaxweyne Burco Uma Baahna Inaad Xadhiga Ka Jarto Jeel…”Xisbiga Waddani.

Hargaysa-(OWN)-Fu,aad Cabdi Xaaji diiriye oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley safarka uu maanta madaxweynaha Somaliland ugu baxay gobalada Bariga Somaliland,

Siyaasigan ayaa   madaxweyne Biixi ugu baaqay in aanu safarkiisu ku soo dhamanaanin xadhig ka jaris iyo dhagax dhig , Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker