Mareykanka iyo UK oo weerar cirka ah ku qaaday Xuutiyiinta Yemen

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa fuliyay duqeymo xaga cirka ah oo ka dhan ah kooxda xuutiyiinta ee fadhigoodu yahay dalka Yemen. Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in weerarkaasi ay soo agaasimeen Washington iyo xulafadiisa si buu yiri loo soo celiyo xasiloonida badda cas. Goobo ay fariisimo ku leeyihiin xuutiyiinta ayaa la weeraray.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker