Al-Fanaan Cawaale Aadan oo ka hadlay Showgiisii Xalay oo sidii uu rabay aan u qabsoomin iyo Arrimo uu fashiliyey

Al-Fanaan Cawaale Aadan ayaa ka hadlay Showgiisii Xalay oo sidii uu rabay aan u qabsoomin, waxaanu badka soo dhigay inay jiraan shaqsiyaad ama Kooxo-faneed Isku dayay  inay fashiliyaan bandhig-faneedkiisa.

 

“Hargeysa iyadoo aanay kooxo ka jirin ayaan show ku qabsan jiray, cidna u daba-fadhiisan maayo, anigoo cid kale soo weydiisan ayaan mar kale iman doonaa”

 

DAAWO MUUQAALKAN

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker