The Telegraph: Somaliland Waxaa Ka Socda Loolan La Mid Ah Dagaalkii Qaboobaa
Hargeysa(OWN)Wargeyska Caanka ah ee The Telegragh oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shalay daabacay warbixin uu xoogga ku saarayo sida ay Somaliland ugu hirdamayaan Quwadaha cusub ee soo baxaya kuwaas oo kala ah xulufada Sucuudiga iyo Imaaraadku hoggaamiyo iyo xulufada Qadar iyo Turkiga.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=OsKrjz17YQw