Gudoomiye Cirro Oo Hadley kulankii Weftiga Madaxweyne Biixi Iyo Wasiiro ka tirsan XukuumadaSoomaaliya
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu si adag uga Hadley kulankii uu madaxweyne Biixi dalka Sucuudiga kula yeeshay wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya
Gudoomiye Ciro oo arintaasi ka Hadley ayaa waxaa uu si kooban ugu maah maahey madaxweyne Muuse Biixi “Soomalidu Waxay Tidhaahdaa Inaad Saamo Jiidiyo Sanqadh Tirasho Kala Da,aa Markaas Waxay Ila Tahay Way Cadahay Wax Waliba…“ Ayuu Yidhi Gudoomiye Ciro.




