Baashe Iyo Ballaaki Shacabka Iyo Madaxwaynaha Iskuma Dhufan Karaan
Burco(OWN)Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Bidhi ayaa sheegay inaan loo marin hannaan sharci ah ansixinta xeerka ismaamulka Gobollada iyo degmooyinka ee golaha wakiiladdu dhawaan ansixiyeen.




