13 Sanno Ka hor: Daawo Sidii uu Md Muuse u weerari Jiray Madaxdii dalka, Rayaale, Cabdiqadir Jirde, Jiciir iyo Qaar kale
Dib u milicso 13 Sanno Ka hor iyo Sidii uu Madaxweyne Muuse Biixi u weerari Jiray Madaxdii dalka sida Daahir Rayaale, Xildhibaan Cabdiqadir Jirde, Maayar Jiciir iyo Qaar kale.