Gudomiye kuxigeenka koobaad ee xisbiga Ucid oo Utacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Roobabkii shalay Da’ay.

Burco(OWN) Gudoomiyaha 1aad ee xisbiga mucaradka ah ee Ucid ayaa utacsiyadeeyey Dadkii ku dhintay roobabkii shalay ilaa xalay ka da’ayey Magalada hargaysa iyo magaalooyinka kale ee somaliland, sidoo kalena wuxuu ka hadlay xadhig lagula kacay qaar kamid ah shaqaalihii garoonka diyaaradaha ee Lagu eedeeyey inay si hoose ula shaqeeyaan dawlada somalia

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker