OGEYSIIS : Jaaliyada Somaliland ee magaalada Sheffield

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Somaliland ee magaalada Sheffield gaar ahaan taagerayaasha Xisbiga waddani in la qabanayo Xaflada balladhan oo  murti, Taariikh iyo xog waraysi iskugu jirta.Waxaa Marti inoogu ah wefdi uu hogaaminaya gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdirahmaan Mohamed Cabdilahi Ciro.

Wefdiga waxaa ka mid ah;
1.Xildhibaano Abwaan Dheeg oo soo bandhigi doon  BUUG uu qoray  dhawaan
2.Boqor Axmed Iimaan wuxuu ku caan yahay  Boqorka baalasha madax ku qaata .
3.wakiilkii hore ee Somaliland.
Call Yusuf cawale
Hadaba waxaanu ka codsabaynaa dhamaan jaliyada Somaliland ee magaalada Sheffield in si Wayne looga soo qayb galo.
Goobtu waa:
VESTERY HALL (XAFIISKA MOHAMED DHEERE) SIDA SOMALIDU U TAQAAN)
S3 9DD
Sheffield
WAQTIGU
5:00pm  _10.30pm
Wixii faahfaahin ah kale xidhiidh
Gudoomiye Cabdirahman Cawile
mobile
07584841295
Mataan
07955770571
Fadalan waqtiga ilaali.
Mataan M Omar
Xoghayaha Warbaahinta Waddani UK
Sheffield

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker