Gudoomiyaha jaaliyada Somaliland gobalka Minnesota oo ka hadlay hawlaha jaaliyada iyo guud ahaan mid qaranka Somaliland

Gudoomiyaha jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota Mudane Cali Farah Cali ayaan ka hadlay hawlaha jaaliyada isagoo sheegay inuu ka shaqayn doono midnimada iyo wada jir jaaliyada iyo turxaan saarida gudaha jaaliyada si loo wada gaadho horumar dhinic kasta ah ,

Sidoo kale waxa u gudoomiyaha Somaliland ee gobalka Minnesota bogaadiyey safarkii u madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ku tagay dalka Gini waxaanu yidhi:- daawo muuqaalka.

 

Afhayeenka jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota

            Abdinaasir Jama

  Email:   farjano111@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker