Komishanka Doorashooyinka oo Doortay Hogaanka Guddiga.

Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Gudoomiye u doortay Muuse Xasan Yuusuf, waxa kaloo ay Gudoomiye-kuxigeen u doorteen Axmed Cismaan Xasan,sidoo kale Komishanka Doorshooyinku waxa afhayeen u doorteen Cabdicasiis Xirsi Warsame

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker