Daawo:-Gudoomiyaha Ucid Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Muddo Kordhinta Fariinna U Diray Jabhadda Kornayl Caarre.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu si xoogan u soo dhaweeyey muddo kordhinta sagaal-ka bilood ah ee golaha guurtidu ay maanta sameysay,

Faysal ayaa sheegay in guurtidu ay maanta arin wanaagsan sameyeen , isaga oo carabka ku dhuftey in guurtidu ay hore u aheyd qaar daneystayaal ah,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker