waa hannoo soo gelina

2 / 1 / 2019

Waa hannoo soo gelina

Keene iyo kordhiye

Keene. Saaxiib markii ay soo rogeen in magaalada la xidho

11  habeen-nimo waxa uu maraykanku yidhaaheen ha tegina

S/ LAAN  bal saaxiib dadkan qarankii dhammaa masiirkiisii ku

Ciyaaraya ee wada hanjabaya ee ahna fulayaashii dalkan xorayntiisii

Aan ka qayb qaadan maxaynu ku samaynaa?

Kordhiye. Saaxiib noocaa isu wada eeg hadal nacasa oo isu wada eg

Loo soo dhiibayo oo  ka usoo dhiibaya iyo iyaga mid koodna aanu

Garanayn waxa ay dhimayaan iyo waxa ay tarayaan

Saaxiib waxaanay garanayn waxani hadday sii socdaan

In soodhka laysula soo gelayo

Immikana waxay marayaan badhbadhaadhay oo layga quusay

Laakiin saa,a danbay garan

Guuleed liibaan   snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker