AKHRISO Beelaha Warsangali e Gobolka Sanaag Oo Go’aamo Kasoo Saaray Xaaladda Gobalka Sanaag
Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag waxaa maalmihii ugu dambeyeey ka socday shir loga hadlayeey xaaladda gobalka sanaag iyo xoreynta gobalka.
Shirkan waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Beelaha Warsangali sida, waxgaradka, siyaasiyinta, Nabadoonada, dhalinyarada, Haweenka iyo bulshadda gobalka sanaag degta.
Ugu dambeyn shirkaas waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo quseeya xaaladda siyaasadeed ee gobalka sanaag.






