Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka lagu beegsaday Al-shabaab

Qoraal lagu baahiyay Tefishinka dowladda Soomaaliayaa ayaa lagu sheegay in howlgal dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka lagu beegsaday fariisimo ay Al-shabaab ku laheyd deegaanno hoostaga Degmooyinka Ruuni-nirgood iyo Ceeldheer ee Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.

Warka telefishinka ayaa lagu sheegay in howlgalka oo dhowr jeer lagu garaacay fadhiyadii Al-shabaab lagu dilay โ€œdhagarqabayaal badan, gaadiid iyo goobo ay ku dhuumanayeenna la burburiyay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker