Haboogaanin Showga Ciida ee Maxamed Sicid Bk .iyo Jumera Cafe Hargaysa Tiyeetar + Tigidha oo kuu Diyaara
Haboogaanin Showga Ciida ee Maxamed Sicid Bk .iyo Jumera Cafe Hargaysa Tiyeetar
Hadaba Showgan oo dhici doona Insha allah Habeenka Labaad ee Ciidal Fidriga Waxaa Isponsargaraysa Ama Fududaysay Meheradda Casriga ah ee Jumera Cafe oo ku Taalla Dabaqa 2–aad ee Dhismaha Fooqa Tiyeetarka Hargaysa .
Fadlan Wixii faahfaahin ah Kala Xidhiidh Maamulaha Guud ee Jumera Cafe
Mss Lalya ibraahim Omar
Tel__0633879047
Tel__00971529419435
Email: laylaomar 972@gmail.com
Fadlan Tigidhada waxaad ka Heli kartaa Sinyoore STYLE oo ah Carwada Maryaha ee ku Taalla Dabaqa Koobaad ee Hargaysa Tiyeeter Center
Tel: 0634353030
Tel: 0654353030





