Ugaas Istow Oo Soo Dhaweeyay Shirkii Uu Ku Dhawaaqay Boqor Buurmadaw , Dhaliilana Usoo Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi
Ugaas Istow Oo ka tirsan oday dhaqameedka beesha Habar Jeclo ee gobolka Togdheer ayaa Soo Dhaweeyay Shirkii Uu Ku Dhawaaqay Boqor Buurmadaw , Dhaliilana Usoo Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo




