Magacyadda Maxaabiista Puntland Ee Ay Xukuumadda Somaliland Cafiska U Fidisay
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay dib u celin doonto Maxaabiis ay tiradooda guud gaadhayso 14 kuwaas oo ay ka qabatay Maamul Goboleedka Puntland.
maxaabiistan oo lagu qabtay dagaalkii Tukoraq ayaa waxa cafiska u fidiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Hadaba halkan hoose ka akhriso magacyadda Maxaabiistaas
1) Cabdi-naasir Cismaan Cali
2) Cabdi-nuur Maxamed Cabdulle
3) Maxamed Siciid Yuusuf
4) Cali Faarax Aadan
5) Maxamed Cabdi Caynab
6) Cabdi-xaafid Cabdillaahi Xalane
7) Xuseen Siciid Warsame
8) Cabdi-naasir Maxamed Nuur
9) Maxamed Abshir Aadan
10) Ibraahin Xasan Salaad
11) Axmed Maxamed Axmed
12) Siciid Ducaale Cali
13) Mahad Nuur Cali
14) Faarax Maxamed Cabdi.





