Golaha Wasiirada Puntland Oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Gobolka Sanaag

War-saxaafadeed ka soo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland ee maanta ayaa lagu cambaareeyay weerarka ay ciidamada Somaliland  ku soo qaadeen degaanka Damalla Xagarre si ay khalkhal u geliyaan qabsoomidda imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland wakhtigaasi socday.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker