Maxkamad Dambi ku heshay Korneyl Tuke oo Xasuuqay Shacab Reer Somaliland iyo Xukun lagu Riday

Alexandria (OWN)- Xeer-beegtida Maxkamad ku taalla magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, ayaa maanta go’aan ka soo saaray Dacwadda kiis Jidh-dil iyo Isku-day dil ah oo loo haysto Korneyl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ka tirsanaan jiray Ciidamadii Dowladdii Soomaaliya.

Korneyl Tuke oo xilligaas ahaa sarkaal ka tirsan Ciidammadii dowladdii Siyaad Barre ee Xasuuqa ka geystay Deegaamada Somaliland, waxa uu gabbood-fallo ka dhan bani’aadamnimada ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Gabiley, halkaas oo ammarro uu bixiyey lagu laayey dad shacab ah halka isaga laftiisuna uu gacantiisa ku fuliyey Garaacista iyo Dilalka Dad shacab ah.

 

SI AAD UGA BOGATO WARKAN FAAHFAAHSAN, GUJI HALKAN

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker