Madaxweyne ku-xigeenka JSL Oo Hadyaddo Kala Duwan Guddoonsiiyay Arday Da’a Yar-yar Oo Ku Tar-tan-tay Qur’aanka Kariimka Ah Iyo Axaadiistii Nebigga (NNKH).

Hargeysa-22-05-201-(OWN)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay munaasibad ballaadhan oo lagu abaal-marinayay arday da’a yar-yar oo ku tar-tantay musaabiqadda Al-waxyayn ee qur’aanka kariimka ah iyo axaadiistii rasuulka NNKH.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ardaydaasi ugu hambalyeeyay guushaasi ballaadhan ee ay soo hoyeen isla mrkaanna kula dar-daarmay inay ilaaliyaan kuna camal falaan kalaamka alle ,waxaana halkaasi ardayda ku guulaysatay lagu guddoonsiiyay baabuur, dahab iyo had’yaddo kala duwan oo qaali ah.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 1 person, standing and shoesImage may contain: 11 people, people smilingImage may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 2 people, people standing, beard and indoorImage may contain: 1 person

https://www.youtube.com/watch?v=9VnNL8IiSZk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker