DAAWO ” Anigu Nin Jeebka Gala Ma ihi , Weligay Lacag Ma Qaadan ….. ” Waraysi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka war bixiyey safar ay ku joogaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya islamarkaasna dhaliilo u soo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.
Halkan hoose ka Daawo Waraysi kooban ay laanta BBC Somali La Yeelatay Gudoomiye Faysal .




