Tirada Maxaabiistii ku dhimatay Weerarkii Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Muqdisho oo korodhay

Mas’uuliyinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in 15 maxaabiis ah ay ku dhinteen iska horimaadkii shalay ka dhacay xabsiga dhexe, islamarkaana 7 kale oo maxaabiis ahna la dhaawacay.

 

Taliska ciidanka asluubta ayaa sidoo kale sheegay in afar askari ay dhinteen, mid kalena uu dhaawacay.

Ilo dhinaca amniga ah ayaa sidoo kale u shegay Warbaahinta Oodwaynenews in Mubaarak Ibraahim Iidle oo ka mid ahaa maxaabiista xabsiga, lana xukumay 2014 isaga oo lagu xukumay toban sano oo xadhig ah, uu ahaa maxbuuska ka baxsaday xabsiga.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker